Fri11282014

Last updateFri, 28 Nov 2014 12pm

Wagyi-gelinta Diiwaangelinta Muwaadinka

“Diiwaangeli Naftaada,Diiwaangeli Ooridaada, Diiwaangeli Caruurtaada Isla Markaana Qaata Kaadhka Muwaadinka”.

“Qofkasta oo u dhashay Somaliland Waa Waajib inuu is Diiwaangeliyo oo Qaato Kaadhka Jinsiyada,Kaas  oo Kala Soocaya Muwaadinka iyo Ajaanibka”

“Is diiwaangelintu Waxay lagama Maarmaan u tahay Qof kasta oo Somaliland u dhashay kana Isiran dalka Jamhuuriyada Somaliland,Mid Yar iyo Mid Weyn”.

“Is diiwaangelintu Waxay Qofka ka Saacidaysaa Helitaanka Waxbarasho, Daryeel Caafimaad,Fursadaha Shaqo iyo inuu wax doorto lana doorto”.

“Kaadhka Dhalashadu waxa uu yahay Sumada kala Soocaysa Muwaadinka iyo Ajaanibka Waa ka lagu garanayo ee baadi soocda u ah”.

“Diiwaangelintu Waa aayihii Mustaqbalka Noloshaada iyo Horumarka dalkaaga”.

“Muwaadin Diiwaangelintu Maanta Waa Bilaash “Lacag la’aan” Berise ku talo gal inaad Lacag Bixiso,Ka faa’iidayso fursada qaaliga ah ee aad Maanta Haysato”.                       

Back You are here: Home

Articles

What happened to the locale setting?

This is now defined in the Language [lang].xml file in the Language metadata settings. If you are having locale problems such as dates do not appear in your language for example, you might want to check/edit the entries in the locale tag. Note that multiple locale strings can be set and the host will usually accept the first one recognised.