You are here: Home

Radio Hargeysa Official Website.

JA slide show

02.05.2012.Afhayeenka gudiga qabanqaabada shirka jaaliyadaha Somaliland ee lagu qabodoono washington,dc oo jawaab ka bixiyay mudaharaad la sheegay in laga dhigo washington waqtiga shirka

Afhayeenka mudane samiir bare waxa uu gaashaan ka dhuftay mudaharaad la sheegay in ay dad tiro yar ay abaabulayaan waxana uu sheegay in ay dadkaasi yihiin dad tiro yar Oo raba in ay shirka carqaldeeyaan .Afhayeenku waxa uu ugu baaqay in ay ka waantoobaan falkaasi foosha xun ee aan qurshaha ugu jirin gudida qabnqaabada.dadwaynah ku dhaqan waqooyiga America waxa u cadeeyay in go'aanka mudaharaadku uuna ahay mid ka soo goay gudiga qabnqaabada shirka.

 

 

 


 

International News

AL JAZEERA ENGLISH (AJE)
Al Jazeera Network

Toos u dhagayso Idaacadda

News in English

الأخبار باللغة العربية