Washinton D.C. (XO)-Waxaa dalka Maraykanka gaar ahaan Washington D.C. lagu qabanayaa Xaflad aad u baldhan oo loogu talogalay 18 May taasoo ay socon doonto Xafladani 3 Cisho oo xaidhiidh ah waxayna noqon doontaa Xafladii abid ugu balaadhnayd oo lagu qabto qurbaha.
Shirkan oo ay qaban qaabadiisa iska kaa shadeen Wakiilka somaliland u fadhiya maraykanka Dr.Rashiid Gaaruf iyo dhamaan jaaliyadaha rer somaliland ee ku dhaqan maraynka sida OHIO, SEATLE, CALIFORNIA, VIRGINIA, IYO MINNESOTA. CONNECTICUT.iyo GEORGIA.
Hadaba waxaa shirkan kasoo qayb galaya Madax kasocota Somaliland oo ay kala yihiin.
1-wasiisrka arimaha dibada Dr.Maxamed A.Cumar
2-Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Maxamed Cabdi xaabsade
3-Wasiirka Beeraha Mudane Faarax cilmi gedoole
4-Wasiirka macdanta iyo biyaha Hussein Abdi Dualeh
5-Gudoomiyaha Ucid Ing Faysal Cali Waraabe
6-Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Udub Mud.Axmed Yuusuf Yaasiin
7-Gudoomiyha Xisbiga Kulmiye Dr.Muuse Biixi Cabdi
8-Gudoomiyaha Ururka Ummada Dr maxamed cabdi gaboose
9- iyo xubno ka midda shirgudoonka Baarlamaanka
Iyo xubno kale Oo aan gadaal idiinka soo sheegi doono.
Imika iyo haatan Si aad isku diiwangaliso soo wac tilifonkan703 745 2199 ama e mailkan
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Xafiiska Online-ka
W/Warfaafinta & Wacyigelinta



