You are here: Home

Radio Hargeysa Official Website.

JA slide show

Shir Caalami ah oo ka dhici doona Washington oo ay kasoo qayb gali doona 9 Wasiir oo Somaliland ka imaya iyo Xildhibaano

Wanshinton:-(XO)- Shirkan oo ay qaban qaabadiisa iska kaa shadeen waliika somaliland u fadhiya maraykanka iyo dhamaan jaaliyadaha rer somaliland ee ku dhaqan maraynka sida OHIO,SEATLE,CALIFORNIA,VIRGINIA

,IYO MINNESOTA. CONNECTICUT.georgia.

 

 Dadka ka soo qayb gali doona waxa ka mid ah wafti balaadhan oo ka iman doona Somaliland oo ay ka mid yihiin xubno ku jira xukuumada Somaliland,madaxda xisbiyada qaranka qaarkood,xubno katirsan gudida doorashada Somaliland iyo xubno ka socda bulshadha rayidka ah  iyo jaaliyadaha reer Somaliland ee  Ku dhaqan wadamada maraykanka iyo canada. Waxa kale oo ka soo qayb gali doona madax ka tirsan dawlada maraykanka iyo hayado caalemi ah sida  world bank ,National Endowment for Democracy, International  Republican Institute, Freedom House ,US universities ,dadka khinbrada leh ee reer Somaliland oo raba in ay fikir la wadagaan walaalhooda kale ee rer Somaliland ee ku dhaqan wadanka

 

maraykanka islamrkaana raba in ay la kulamaan madaxda iyo dadka ay taladu ka godo ee wadankooda ka yimid ,dad u dhashay wadanka marayknaka oo iyagu raba in ay wax badan ka ogaadan arima Somaliland,saxiibada Somaliland ee tageera Somaliland,iyo dadka jecel in ay arkaan sida ay

dimuquraadiyada ,maamul wanaaga,iyo nabadgalyadu ay ugu sii xididaysanyaan qaranka somalinad. dadka ka soo qaybgali doona tiradooda waxa la filayaa in ay ka badnaan doonto 700 qof

 

        AJANDAHA SHIRKA

Shirku waxa uu socondoona mudo laba cisho ah waxa uu ka koobnaan doona laba qaybood oo iskugu jira qayb qudbado ah iyo iyo qayb madadaalo ah qodobada shirka lagu gorfayn doono waxa ka mida siyaasada Somaliland iyo Somalia,Dimuquraadiyada Somaliland,Maamul wanaaga,Xoriyada

saxaafada,Dhaqaalaha,Nabada iyo deganaashaha,Argagixisada , xagjirnimada, iyo jiritaanka Somaliland .Shirka waxa ka hadli doona aqoonyahano maraykan ah oo ku xeel dheer arimaha geeska Africa oo khibrada iyo aqoonta ay u leeyihiin geeska Africa la wadaagi doona ka qaybgalyaasha

shirka.

 

MADADAALADA SHIRKA

Habeenka jimcaha oo ku began 18 may8:00 Habeenimo madasha shirka waxa lgu qaban doona bandhig faneed isugu jira heeso gabayo  wadani iyo guubaabo iskugu jira oo loogu dabaaldagayo sanadguurada 21aad ee madaxbanaanida dalkeena waxa habeenkaa madasha ka muuqandoona fanaaniin badan oo caana

oo ka iman doona wadamada yurub oo u ka mid yahay fanaanka caanka ah ee NUUR DAALCAY iyo fanaaniin kale oo badan oo aan gadaal idiinku soo sheegi doono. Habeenka ku xiga e sabtia waxa jiri doona xaflado heeso ah iyo dabaal dagyo hidaha iyo dhaqanka ku saabsan waxa kale oo jiri doona abaal marino la bixin doono.

 KA SOO QAYB GALKA

Ka soo qayb galku wuu u furanyahy qorkasta oo reer Somaliland ah oo raba in uu ka soo qayb galo shirkani muhiimka ah, Hadab si aad uga qayb gasho waxad u baahantahy in aad is diiwanaan galiso

Si aad isku diiwangaliso soo wac  tilifonkan703 745 2199 ama e mailkan This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

  Ka soo qayb galkaagu waa muhiim.

   samiir barreus. regional manager of SLNtv

 

International News

AL JAZEERA ENGLISH (AJE)
Al Jazeera Network

Toos u dhagayso Idaacadda

News in English

الأخبار باللغة العربية